September 09 2010 07:31:18
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of music
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM
  • 8.00 am
  • 2.30 pm
  • 8.00 pm
Isbitaalka Borama
Dugsiga Geb
Kaalmo Agoon
Wariye Maaryaa



Random Media
Somali Links
Somalichannel.tv222
Allmuqdisho.com978
Aminarts.com795
Boramanews.com1137
Bulshoweyn.com1075
Calanka.com1756
Dayniile.com2851
Dhalinta.com1220
Hiiraan.com911
Lughaya.com1341
Mahiigaan.com803
Onkod.net913
Qarandoon.com1255
Somaliweyn.com1051
Wehelmedia.com3702
Xidigtasports.com364
Xoghaye.com980
Xogsheeg.com1262
Xogta.com1360
Xusuus.com1842
WELCOME TO MAARYAA.NET



Awdal/Salel Brothers oo deeq gaadhsiiyey Agoonta Boorama
Somali News
Dagaalo culus duqeymona ay barbar socdaan oo ka dhacay qeybo ka mid ah Muqdsho.
Muqdisho: Al-Shabaab oo ku dhawaaqday goobo lagu tukanayo Salaada Ciida.
QM oo ugu baaqday beesha caalamka u gargaarida qaxootiga Soomaalida.
Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo Muqdisho ka wada olole ay kaga soo horjeedaan dastuurka
Shabaab iyo Dowladda Soomaaliya oo guulo ka kala sheegtay dagaallo ku dhexmaray Muqdisho
Hay'adda UNCHR oo sheegtay in 230-qof ay ku dhinteen dagaalladii ka dhacay Magaalada Muqdisho
Sarkaal ka tirsanaa dowlada KMG ah oo ku biiray Al-Shabaab.
Laascaano: Dilkii Sarkaal ka tirsan Somaliland oo Dad loo xirxiray.
Wil Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Canada.
Al-Shabaab oo soo bandhigtay Ambalaasyo lagu qaadayo Dhaawacyada.
Gawaari siday Shacab oo Miino kula qaraxday Muqdisho.
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo sheegay inay wadayaan dagaalada.Sheekh Xasan Daahir Aweys oo sheegay inay wada...
Faahfaahinta dagaalo culus oo maanta ka dhacay Muqdisho.
Duqeymo iyo rasaas weli ka socda Muqdisho iyo maamulka gobolka Banaadir oo ka hadlay dagaallada
Shariif oo Beesha Caalamka ka codsaday in gacan laga siiyo dagaalka ay ku jiraan
Shabaab oo guulo ka sheegatay dagaallo maanta ka dhacay ee Muqdisho.
Afhayeenka Amisom oo sheegay in Askar looga dilay Dagaallada Muqdisho
Afgooye: Askari ka tirsan ururka Xisbul Islaam oo Nin Ganacsade ahaa dilay.
News in English
Somalia: Ethiopia troops move in as AU-Shabab conflict intensifies

Four Ugandan soldiers killed in Somali clashes

Al Qaeda frees Spanish hostages after nine months in captivity

Plane crash leaves at least 19 dead in DRC

Four Ugandan peacekeepers killed in fresh clashes

Gaddafi calls on Europe to convert to Islam on trip to Rome

Somali President Appeals for Urgent International Support

International operation intercepts pirates off Somalia

6 Somali civilians killed in violence in Mogadishu

Articles & Opinion
TACSI ku socoto Maareeyaha Dahabshiil ee gobalka Awdal Ismaaciil Cabdi Riiraash.

Maqaal: Paul iyo Rachel Chandler maxay galabsadeen?

Maqaal: Qoonsiga Keenyaanka iyo qabqabashada Soomaalida

Dagaalo culus duqeymona ay barbar socdaan oo ka dhacay qeybo ka mid ah Muqdsho.
Posted by -> admin on September 08 2010 22:53:29


Somali News08 Sep 2010 (MNA) - Dagaalo iyo duqeymo culus ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho qeybo badan oo ka mid ah.


RIIX HALKAAN · 0 Comments · 8 Reads · Print
Muqdisho: Al-Shabaab oo ku dhawaaqday goobo lagu tukanayo Salaada Ciida.
Posted by -> admin on September 08 2010 22:52:09


Somali News08 Sep 2010 (MNA) - Maamulka xarakada Al-Shabaab Al-Mujaahidiin ee gobalka Banaadir ayaa maanta ku dhawaaqay goobo la cayimay oo lagu tukanayo salaada ciida.


RIIX HALKAAN · 0 Comments · 6 Reads · Print
QM oo ugu baaqday beesha caalamka u gargaarida qaxootiga Soomaalida.
Posted by -> admin on September 08 2010 22:51:07


Somali News08 Sep 2010 (MNA) - Hey'adda Qaramada Midoobay ee dhinaca qaxootiga (UNHCR) ayaa ugu baaqday dowladaha reer galbeedka inay kaalmo siiyaan qaxootiga Soomaalida.


RIIX HALKAAN · 0 Comments · 3 Reads · Print
Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo Muqdisho ka wada olole ay kaga soo horjeedaan dastuurka
Posted by -> admin on September 07 2010 22:54:59


Somali News07 Sep 2010 (MNA) - Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya qaarkood ayaa Muqdisho kawada olole ay kaga soo horjeedaan dastuurka cusub ee ay soo bandhigtay dowladda KMG ah, waxaana mudanayaashaas ay sheegeen in xilligan aysan habboonayn in la dastuur cusub la sameeyo.


RIIX HALKAAN · 1 Comment · 19 Reads · Print
Shabaab iyo Dowladda Soomaaliya oo guulo ka kala sheegtay dagaallo ku dhexmaray Muqdisho
Posted by -> admin on September 07 2010 22:53:36


Somali News07 Sep 2010 (MNA) - Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin iyo DKMG ah ayaa guulo ka kala sheegtay dagaallo tan iyo xalay ku dhexmaray magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmooyinka waqooyi.


RIIX HALKAAN · 1 Comment · 13 Reads · Print
Hay'adda UNCHR oo sheegtay in 230-qof ay ku dhinteen dagaalladii ka dhacay Magaalada Muqdisho
Posted by -> admin on September 07 2010 22:52:19


Somali News07 Sep 2010 (MNA) - Hay'adda UNCHR ee Qarammada Midoobay u qaabilsan Qoxootiga ayaa sheegtay in 230-qof oo shacab ah ay ku dhinteen dagalladii toddobaadyada ku dhexmarayay Muqdisho ciidammada iyo Xarrakatul Shabaab.


RIIX HALKAAN · 1 Comment · 15 Reads · Print
Sarkaal ka tirsanaa dowlada KMG ah oo ku biiray Al-Shabaab.
Posted by -> admin on September 02 2010 01:09:58


Somali News01 Sep 2010 (MNA) - C/raxmaan Axmed Cabdi oo sheegay inuu ka tirsanaa saraakiisha dowladda KMG ayaa wuxuu kaloo sheegay inuu u wareegay dhinaca xarakada Al-Shabaab Al-Mujaahidiin.


RIIX HALKAAN · 6 Comments · 93 Reads · Print
Laascaano: Dilkii Sarkaal ka tirsan Somaliland oo Dad loo xirxiray.
Posted by -> admin on September 02 2010 01:07:38


Somali News01 Sep 2010 (MNA) - Gudoomiyaha Gobolka Sool ee Somaliland Cabdulaahi Jaamac Isleged ayaa Xogta Media u sheegay in dilkii xalay loo gaysaty Taliyihii xabsiga Laascaanood ay u qabqabteen Toddoba (7) qof oo qaarna lagu tuhmay, kuwo kelelna ay u dhawdahay inay ka dambeeyeen dilkii Marxuum Cabdi Ciise Nuur.


RIIX HALKAAN · 3 Comments · 38 Reads · Print
Wil Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Canada.
Posted by -> admin on September 02 2010 01:01:03


Somali News01 Sep 2010 (MNA) - Sida ay baahisay Saxaafada wadanka Canada, wiil dhalinyaro Soomaali ah ayaa lagu dilay halkaasi.


RIIX HALKAAN · 2 Comments · 93 Reads · Print
Al-Shabaab oo soo bandhigtay Ambalaasyo lagu qaadayo Dhaawacyada.
Posted by -> admin on September 02 2010 00:59:02


Somali News01 Sep 2010 (MNA) - Maamulka Gobolka Banaadir ee Xarrakatul Shabaab ayaa maanta kusoo bandhigay suuqa Bakaaraha laba baabuur oo Ambalaasyo ah, kuwaasoo ay sheegeen in lagu qaadi doono dhaawacyada ka dhasha dagaallada ka socda Muqdisho.


RIIX HALKAAN · 2 Comments · 55 Reads · Print
Gawaari siday Shacab oo Miino kula qaraxday Muqdisho.
Posted by -> admin on August 31 2010 22:47:39


Somali News31 Aug 2010 (MNA) -Miino nooca dhulka lagu aaso ah oo ka qaraxday inta u dhaxeysay Kuliyaddii Jaalle Siyaad iyo Ex-Koontarool Afgooye ayaa waxay ku qaraxday seddex gaari oo nooca dadweynaha ah, kuwaasi oo ay la socdeen dad rayid ah oo u sii kala hoyaadayay Degmada Madiina iyo Ceelasha biyaha oo ah meelaha ay haatan baaqiga ku sii yihiin dad badan oo ka qaxay gudaha magaalada Muqdisho.


RIIX HALKAAN · 3 Comments · 52 Reads · Print
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Somali Channel


Wareysi Lamaanaha UK
Lamaanaha UK
Wariye Dhaawacmay