July 29 2010 15:08:35
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of music
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM
  • 8.00 am
  • 2.30 pm
  • 8.00 pm
Waayaha Cusub




Wariye Maaryaa



Random Media
Somali Links
Somalichannel.tv41
Allmuqdisho.com749
Aminarts.com655
Boramanews.com1006
Bulshoweyn.com924
Calanka.com1476
Dayniile.com2334
Dhalinta.com1053
Hiiraan.com795
Lughaya.com870
Mahiigaan.com620
Onkod.net736
Qarandoon.com1043
Somaliweyn.com901
Wehelmedia.com1763
Xidigtasports.com211
Xoghaye.com827
Xogsheeg.com1106
Xogta.com1205
Xusuus.com1555
WELCOME TO MAARYAA.NET



Furitaanka 3-KM ugu horeysa jidka isku xidha Dilla ilaa Boorama
Somali News
Guddoomiye K/xigeenka Telesom ee G/Awdal & Salel oo Taageero iyo Baaq u jeediyay Hay’ada ASARDA. +MUUQAALO
Afhayeenka Ahlusuna oo sheegay inay Al-Shabaab ku fashilmeen Galgaduud.
Muqdisho: Ciidamada Al-Shabaab oo rayid ku Rasaaseeyay Bakaaraha.
Odayaasha Hawiye oo cambaareeyay Raafka Puntland ay ku heyso dadka koofurta.
Kooxo hubaysan oo rasaaseeyay gaari rakaab ah oo marayay degmada Galinsoor.
Qasaaraha ka dhashay duqeyntii iyo dagaalkii degmada Hodon oo sii kordhey.
Taliska Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada oo qiray in askartooda ay ku biiren Shabaab.
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo ku baaqay in la garab qabto Maamulkiisa.
Ciidamada dowladda oo howlgalo dad lagu qab qabtay ka sameeyay Muqdisho.
QM oo ka walaacsan gar gaar la’aanta ka jirta dalka Somalia.
Hogaamiyaaasha Afrika oo ka hadlaya sidii xal loogu heli lahaa arrimaha Somalia.
Shariif “Soomaaliya waa la haray Burcad-badeed iyo Al-Shabaab”.
Xildhibaan dowlada KMG ah oo ka hadlay sharciga Argagaxisada ee PL.
Prof. Dalxa oo ku baaqay in la joojiyo dagaalada ka socda Muqdisho.
“Bishaan waxaa dalkeena soo galay 587 qof oo Soomaali ah” Dowlada Yemen.
Puntland oo ku hanjabtay inay wax ka qabaneyso amnigeeda lana dagaalameyso …
Borama: Arday ka qalin-jabisay Madarasada Daaru Ilmi Kasiir ee xafidka Quraanka.
M/weyne Shariif oo kulan la yeeshay Wasiirka arrimaha dibada Italy.
News in English
'An unescapable jail you have to pay to stay in'

Breaking News:Ayaan Hirsi Ali, is planning to move to London with her Lover TV historian Niall Ferguson.

American Football World Cup team arrives in South Africa

Turkey's Foreign Ministry Condemns Isreal's raid in ship

Breaking News:Mustafa Abu al-Yazid,3rd al-Qaida leader killed

In the Arid belts of Africa over 10 million people face hunger

Somali Doctor displays artistic side in ST. PAULS

Somali government troops recapture town from al Shabaab

Piracy suspect due in New York court accused of staging an attack on a U.S.-flagged ship

Articles & Opinion
TACSI ku socoto Maareeyaha Dahabshiil ee gobalka Awdal Ismaaciil Cabdi Riiraash.

Maqaal: Paul iyo Rachel Chandler maxay galabsadeen?

Maqaal: Qoonsiga Keenyaanka iyo qabqabashada Soomaalida

Guddoomiye K/xigeenka Telesom ee G/Awdal & Salel oo Taageero iyo Baaq u jeediyay Hay’ada ASARDA. +MUUQAALO
Posted by -> admin on July 25 2010 10:25:01


Somali News25 Jul 2010 (MNA) - Sida aan la wada socono shalay ayaa waxaa sitoosa loo furay wajigii ugu horeeyay ee saddexda Kiiloomitir  ee wadada isku xidhaysa Cammuud ilaa Dilla.


RIIX HALKAAN · 3 Comments · 36 Reads · Print
Afhayeenka Ahlusuna oo sheegay inay Al-Shabaab ku fashilmeen Galgaduud.
Posted by -> admin on July 25 2010 09:20:37


Somali News25 Jul 2010 (MNA) - Afhayeenka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca Sheekh C/laahi Sheekh C/raxmaan Al Qaadi ayaa sheegay in uu kala jabay Maamulkii Xarakada Mujaahdiinta Al Shabaab ee gobolka Galgaduud.


RIIX HALKAAN · 2 Comments · 27 Reads · Print
Muqdisho: Ciidamada Al-Shabaab oo rayid ku Rasaaseeyay Bakaaraha.
Posted by -> admin on July 25 2010 09:19:43


Somali News25 Jul 2010 (MNA) - Dad rayid ah ayaa ku dhaawacmay rasaas ciidamada Xarakada mujaahidiinta Al Shabaab Saakay ay ku fureen gaadiid BL- ah oo marayay agagaarka isgoyska Bakaaraha ee magaalada Muqdisho halkaasi oo ay ciidamadaasi fariisin ku leeyihiin.


RIIX HALKAAN · 2 Comments · 31 Reads · Print
Odayaasha Hawiye oo cambaareeyay Raafka Puntland ay ku heyso dadka koofurta.
Posted by -> admin on July 23 2010 09:54:25


Somali News23 Jul 2010 (MNA) - Axmed Diiriiye Afhayeenka Odayaasha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye ayaa cambaareeyay raafka Maamulka Puntland uu ku hayo dadka ka soo jeeda koofurta Soomaaliya isagoo dhinaca kalana amaanay Maamulka Galmudug.


RIIX HALKAAN · 2 Comments · 37 Reads · Print
Kooxo hubaysan oo rasaaseeyay gaari rakaab ah oo marayay degmada Galinsoor.
Posted by -> admin on July 23 2010 09:53:54


Somali News23 Jul 2010 (MNA) - Kooxo hubaysan ayaa gaari rakaab ah waxaa ay ku rasaaseeyeen inta u dhaxeysa deegaanada Bandiiradley Galinsoor ee gobolka Galgaduud iyadoo halkaasina uu ka dhashay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.


RIIX HALKAAN · 1 Comment · 29 Reads · Print
Qasaaraha ka dhashay duqeyntii iyo dagaalkii degmada Hodon oo sii kordhey.
Posted by -> admin on July 23 2010 09:53:20


Somali News23 Jul 2010 (MNA) - Waxa sii kordhey qasaaraha ka dhashay dagaal iyo duqeyn shalay ka dhacay Xaafado ka mid ah degmada Hodon ee gobolka Banaadir halkaasi oo shalay ay ku dagaalameen Ciidamada Al shabaab iyo kuwa dowladda KMG Soomaaliya.


RIIX HALKAAN · 0 Comments · 19 Reads · Print
Taliska Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada oo qiray in askartooda ay ku biiren Shabaab.
Posted by -> admin on July 22 2010 10:00:12


Somali News22 Jul 2010 (MNA) - Taliska ciidamada Ilaalada Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa qiray in ay jiraan askar ka tirsanaa ilaalada Madaxtooyada oo ku biirey Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab kuwaasi oo ay shalay soo bandhigeen Al Shabaab.


RIIX HALKAAN · 0 Comments · 42 Reads · Print
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo ku baaqay in la garab qabto Maamulkiisa.
Posted by -> admin on July 22 2010 09:59:32


Somali News22 Jul 2010 (MNA) - Gudoomiyaha gobolka Banaadir Max’uud Axmed Nuur Tarzan ayaa ka codsaday Madaxda dowladda inay garab istaagaan Maamulkiisa si uu u hanto dib u soo celinta amaanka gobolka Banaadir.


RIIX HALKAAN · 0 Comments · 22 Reads · Print
Ciidamada dowladda oo howlgalo dad lagu qab qabtay ka sameeyay Muqdisho.
Posted by -> admin on July 22 2010 09:58:51


Somali News22 Jul 2010 (MNA) - Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya ayaa howlgalo ay ku qab qabanayeen raga ku labisan dareeskooda islamarkaand hibaateeya dadka shacabka waxaa ay ka sameeyeen Xaafado ka mid ah degmada Waaberi ee gobolka Banaadir.


RIIX HALKAAN · 0 Comments · 25 Reads · Print
QM oo ka walaacsan gar gaar la’aanta ka jirta dalka Somalia.
Posted by -> admin on July 22 2010 09:57:46


Somali News22 Jul 2010 (MNA) - Hay’adda Bani’aadannimada u qaabilsan Qaramada midoobay ayaa sheegtay in ay ka wal walsantahay cuna la’aanta kasii daraysa ee dalka Somalia, iyadoo koofurta iyo bartamaha Somalia ay gacanta ku hayaan kooxaha Islaamiyiinta.


RIIX HALKAAN · 0 Comments · 22 Reads · Print
Hogaamiyaaasha Afrika oo ka hadlaya sidii xal loogu heli lahaa arrimaha Somalia.
Posted by -> admin on July 22 2010 09:56:48


Somali News22 Jul 2010 (MNA) - Dagaalada ka soconaya dalka Somalia ayaa xudun u ah shirka midowga Afrika ee Kampala iyadoo madaxda Afrikaanka ee shirkaas ka qeyb galaya ay diiradda ku saarayaan arrinta dalka Somalia.


RIIX HALKAAN · 0 Comments · 27 Reads · Print
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Somali Channel


Wargelin Show


XAYEYSIIS