Maqaal: Paul iyo Rachel Chandler maxay galabsadeen?
Posted by admin on February 02 2010 10:13:54
Sidaad la wada socono Paul iyo Rachel Chandle oo ah labo lamaane oo u dhashay wadanka Ingiriiska, waxaa 23 Oct 2009 laga aftuubtay badweynta Hindiya xili ay wateen doon yar oo ah kuwa lagu damaashaado.
Inta badan burcad badeeda Soomaalida waxaa lagu yaqaanay inay aftuubtaan maraakiibta xamuulka qaada, si ay lacag madax furasho ah uga helaan. Balse labdaan lamaane waa kuwii ugu horeeyay ee laga soo qafaasho bada iyagoo wata doon yar kuna sii jeeday jasiirada Seychelles.
Waxaan wada ogsoonahay in burcad badeeda Soomaalida hadafkooda ugu weyn yahay siday lacag u heli lahaayeen ee aysan aqoon dan iyo maslaxad umada Soomaaliyeed midna.
Waxaan sidoo kale la soconaa in dad badan oo Soomaaliyeed ku noolyihiin wadanka Ingiriiska oo waliba soo dhaweyn fiican ka helaan, wax dhib ahna aysan ku qabin dadka Soomaaliyeed joogitaanka dalka Ingriiska.
Waxaa wax lalayaabo ah in dad masaakiin ah oo cidna waxba ka galabsan la aftuubto oo hadana lacag badax furasho ah lagu xiro. Waxaad ka garan kartaa arintaas in dadka aftuubkaan geystay aysan kala jeceleyn boqolaal ka kun ee Soomaaliyeed ee ku nool dalka Ingiriiska oo laga yaabo in xitaa eheladoodu ku jiraan. Miyay jeclaan lahaayeen in dadkooda lagu qafaasho ama lagu xabisto wadamada reer galbeedka? Waxaan hubnaa hadii ay yihiin dad ka fakaraya danta iyo maslaxada ummada Somaliyeed inaysan ficilkaan arxan darada ah ku kaceen.
Waxaa sidoo kale muuqata xitaa in qowlasada burcad badeedu aysan garaneyn ibnu aadanimada, waayo waxay dacdaro iyo diif u dileen lamaanahaas oo ah dad waayeel ah, waxayna ku kala xabisteen meelo aad u kala fog oo cimilo kulul leh,oo aysan u adkeysan karin lamaanahaas maadaama dad waayeel ah oo cidla aan u baran yihiin,waxaa kale oo laga deyrinayaa caafimaad kooda oo aad u liita.
Walaalayaal waxaan la soconaa in dadka Soomaaliyeed markay yimaadaan xeryaha qaxootiga ee Europe gaar ahaan dhulka Ingiriiska lagu soo dhaweeyo caano iyo biyo qabow, lacagna loogu daro, iyo caafimaad free ah. Bal waxaad sawirtaan adinkoo sidaas la idiin soo dhaweeyo inaad dadka shacabka ah ee u dhashay wadamada sidaas idiin soo dhaweeya ay wiilashiiniina sidaan u galayaan una qafaalanayaan.
Ka warama hadii aanan ka jawaabin ficilada noocaan oo kale ah kana baxsan ibnu aadanimada oo ay ku kacayaan burcad badeeda Soomaaliyeed.
Maxay u aamusanyihiin 200 kun ee soomaalyeed oo ku nool wadanka ingiriiska?Maxay uga dhiidhin waayeen ficilkan arxan laawa yaasha ee afduubayaasha lamaanaha aan waxba galabsan ee lagu heysto geedaha hoostooda, laguna raadinayo malaayiin badax furashad ah. Miyaad hilmaanteen millions of dollars ka aad u heshaan benefit ka, cuntada free-ga idiin ah, caafimaadka free-ga idiin ah, iyo schools-ka free-ga idiin ah oo caruurtiinu idiin dhigato.
Maxaad uga dhiidhin weydeen lamaanahaas aan waxba galabsan ee ka yimid wadanka idin soo dhaweeyay? Waa damiir la’aan inaan lamanaane Paul iyo Rachel Chandle ku fiirsano gacanta bahalada daanyeerada ah ee heysta oo aanan ka danqan dhamaanateen.
Waxaan u soo jeedinayaa dhamaan ummada Soomaaliyeed inay ka kacaan ficilkaas oo ay mudaharaad caalami ah ka sameeyaan meel kasta oo ay joogaan gaar ahaa wadanka Ingiriiska oo ay muujiyaan siday uga xun yihiin afduubashada lamaane Paul iyo Rachel Chandle. Isla markaasna dalbadaan in si deg deg ah oo shuruud la’aan ah loo sii daayo.
Walaalayaal waan jecelnahay inaan soo dhaweyn ka helno markaan nimaadno Europe iyo meelo kalaba ee maxaan uga aamusanahay masaakiinta laga soo qafaashay badweynta Hindiya oo cidna aan dhib u geysan.
Fadlan ummadayahay damiir yeelo oo iska daaya aamuska aad ka aamuseysaan daalimiinta doonaya inay dadkeena ku diraan ummadaha ay la nool yihiin ee siiyay nabad galyada iyo soo dhaweynta.
Hadii aan wax kale qaban weyno waa inaan cambaareyno ficilka burcad badeeda, mudaharaad weyna sameyno si aan u tusno caalamka inaana arimaha noocaan oo kale ah raali ka ahayn.
Sidoo kale waa inaan baadi goobno magacyada iyo dadka ay ka soo jeedaan burcada heysata lamaanahaan si loo ogaado danbiilayaashaas.
Nily Glaser pays special attention to enlighten educators, prom dresses and gownsfamilies and wedding professionals. cheap prom gownsHer web site is a very popular Wedding Resource and Information Center, and a discount shopping mall for wedding gifts, supplies,prom dresses 2010 bridal accessories, favors and print your own invitations,prom dresses uk including the exclusive line of Wedding Accessories By Nily. A-wedding day specializes in theme and blending family weddings and in do it yourself projects.prom dresses on saleThe wedding day is only part of the term wedding as a whole. dresses for promWedding as it will be referred to in this article includes the preparations for, dresses for promand the activities following the big day including the honeymoon. So, you got engaged and are looking forward with anticipation, prom dresses and gownsto your dream wedding but do not know where to start and what to do. You are not alone!prom gownsThis article is dedicated to the many engaged couples facing this dilemma and those who want to be focused
In cheapest wow gold it, Aponi Brightmane, a wounded warrior cheapest wow gold who wishes to return the front lines in Northrend, and Tahu Sagewind, a Druid, speak together wow cheap gold about the history of Druidism, the wow cheap gold moon, and the sun. They speak of Elune, whom they know as Mu'sha, one of the eyes of the wow gold cheap the Earth Mother. They mention that it seems wow gold cheap strange that if Tauren were the first Druids as their legends claim, that all Hamuul buy wow gold Runetotem teaches is the moon power of the buy wow gold Night Elves. Tahu wonders if Druids themselves, because of this, are out of balance. cheap wow gold The idea segues back into the idea of the cheap wow gold world out of balance due to the influence of the Scourge, wondering if sitting idle in Thunder wow gold Bluff is really a good idea when the Northern wow gold front is so bleak, wondering if balance must needs to be returned by action.
a cheap wow accounts fellow cheap wow accounts came into a bar and ordered a martini. before drinking buy wow gold cheap it, buy wow gold cheap he removed the olive and carefully put it into a glass jar. buy cheap wow gold then buy cheap wow gold he ordered another martini and did the same thing. after wow account an hour, when wow account he was full of martinis and the jar was full of olives, wow gold cheap he wow gold cheap staggered out. "well," said a customer, "i never saw cheapest wow gold anything cheapest wow gold as peculiar as that!" "what's so peculiar about it?" the cheap wow gold bartender cheap wow gold said. "his wife sent him out for a jar of olives."
a buy gold wow man is sitting at the bar in his local tavern, furiously imbibing shots of whiskey. one of his friends happens to come into the bar and sees him. "lou," says the shocked friend, "what are you doing? i've known buy gold wow you for over fifteen years, and i've never seen you take a drink before. what's going on?" without even taking his eyes off his newly filled shot glass, the man replies, "my wife just ran off with my best friend." he then throws back another shot wow gold fast delivery of whisky in one gulp. "but," says the other man, "i'm your best friend!" the man turns to his friend, looks at him through bloodshot eyes, smiles, and then slurs, "not anymore! he is!" a man is wow gold fast delivery sitting at the bar in his local tavern, furiously imbibing shots of whiskey. one of his friends happens to come into the bar and sees him. "lou," says the shocked friend, "what are you doing? i've known you for over fifteen years, and i've never seen you take buy wow gold a drink before. what's going on?" without even taking his eyes off his newly filled shot glass, the man replies, "my wife just ran off with my best friend." he then throws back another shot of whisky in one buy wow gold gulp. "but," says the other man, "i'm your best friend!" a man is sitting at the bar in his local tavern, furiously imbibing shots of whiskey. one of his friends happens to come into the bar and sees him. "lou," says the shocked friend, "what are buy cheap wow gold you doing? i've known you for over fifteen years, and i've never seen you take a drink before. what's going on?" without even taking his eyes off his newly filled shot glass, the man replies, "my wife buy cheap wow gold just ran off with my best friend." he then throws back another shot of whisky in one gulp. "but," says the other man, "i'm your best friend!" the man turns to his friend, looks at him through bloodshot eyes, smiles, and then slurs, "not anymore! he is!"