September 09 2010 07:52:36
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of music
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM
  • 8.00 am
  • 2.30 pm
  • 8.00 pm
Isbitaalka Borama
Dugsiga Geb
Kaalmo Agoon
Wariye Maaryaa



Random Media
Somali Links
Somalichannel.tv222
Allmuqdisho.com978
Aminarts.com795
Boramanews.com1137
Bulshoweyn.com1075
Calanka.com1757
Dayniile.com2851
Dhalinta.com1220
Hiiraan.com911
Lughaya.com1341
Mahiigaan.com803
Onkod.net913
Qarandoon.com1255
Somaliweyn.com1051
Wehelmedia.com3702
Xidigtasports.com365
Xoghaye.com980
Xogsheeg.com1262
Xogta.com1360
Xusuus.com1842
WELCOME TO MAARYAA.NET



M/weyne Shariif oo kulan la yeeshay Wasiirka arrimaha dibada Italy.
Posted by -> admin on July 20 2010 10:02:17


20 July 2010 (MNA) - Waxaa xalay fiidkii Magaalada Roma ee Xarunta wadanka Talyaaniga kulan ku qaatay Madaxweynaha dowladda KMG Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wasiirka arimaha dibada Talyaaniga Faranko Farantiini.

Kulankaani oo ahaa mid looga hadlayay Xaaladda dalka Soomaaliya ayaa labada Masuul waxaa kale oo ku wehliyay Wafdiga Madaxweynaha dowlada KMG, Safiirka Soomaaliya u fadhiya Roma Nuur Cadde iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Talyaaniga.

Labada Masuul ee Madaxweyne Shariif iyo Wasiirka dibada Faranco Farantiini ayaa waxyaabihii ay ka wada hadleen waxaa ay u badnaayeen xaaladda dalka Soomaaliya, waxaana halkaasi dowladda Talyaanigu ay ku balan qaaday balanqaadyo ay u sameyneyso dowladda Madaxwyne Sheekh Shariif.

Wasiirka Arimaha dibada ee Talyaaniga Faranco Farantiini ayaa sheegay in dowladda Talyaanigu ay xili walba garab taagantahay dowladda KMG Soomaaliya islamarkaana ay ka shaqeyneyso sidii Soomaaliya ay mar kale lugaheeda isugu taagi laheyd.

Waxaa uu halkaasi ka balan qaaday in dowladda Tanyaanigu ay gacan ka geysanayo tababar loo fidinayo askar ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya kuwaasi oo si gooni ah loogo tababarayo la dagaalanka Waxa loogu yeero argagixisada, iyo ciidamo kale oo xeebaha Soomaaliya ka howlgala.

Madaxweynaha dowlada KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa intaasi kadib si weyn ugu mahad celiyay dowlada Talyaaniga isagoo ku amaanay sida xili walba ay u garab taagantahay dadka Soomaalida iyo dowladaha kale ee Caawiye.

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Talyaaniga Anha Wakiilka Soomaaliya ee Midowga Yurub Ambassador Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo kulanka kadib warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay in kulanku uu ahaa mid labada dowladood ay isku afgarteen dhamaan waxyaabihii ay ka wada hadleen.

Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in uu kulan la qaato dhigiisa dalka Talyaaniga Joorje Nabulitaano iyagoo sidoo kale ka wadahadli doona Xaaladda dalka Soomaaliya, waxaana uu madaxweyne Shariif noqonayaa madaxweynihii ugu horeeyay ee Soomaaliya oo mudo 20 sano kadib ah lagu casuumo Xarunta madaxtooyada Magaalada Roma ee dalka Talyaaniga.

Sidoo kale Sheekh Shariif Waxaa inta uu ku suganyahay Magaalada Roma uu kulan la qaadanayaa Jaaliyadaha Soomaalida ee dalkaasi Talyaaniga kuwaasi oo uu kaga warbixin doono xaaladda dhabta ah ee ka jirta dalka Soomaaliya.



1 Comment · 74 Reads · Print
Comments
#1 | usershop on July 21 2010 08:50:58
--Build a clientele. Again you're wow power leveling

enchanting to make money. So the more people you have wanting enchants the

wow power leveling faster you'll make money.
Farm instance often
--Since wow power leveling you need an

ample supply of reagents you will need a lot of items to disenchant, so farming instances is a must.
Things you can do during the aion kina

lower levels of enchanting.
--Enchant the grey items you pick up along the way. If you dont need the reagents, enchant then sell

the item to a buy wow gold vendor and make some money for it.
--If you dont need reagents dont destroy them! offer FREE enchanting to lower level players. This will

help build clientele.
Tell them what you want for the gold in wow enchant.

This is your enchanting fee / tip.
--Enchanting isnt a big market so YOU'RE the going rate. Tell them what you want for the enchant, but

dont wow gold eu say an outragous price. Bear in mind

of how much the reagents cost, how important it is for you to skill up, and the potential

wow gold cheap of a returning customer.
--Negotiating wow gold uk is for suckers. This can

work both ways. If you think you can hassle someone out of gold
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Somali Channel


Wareysi Lamaanaha UK
Lamaanaha UK
Wariye Dhaawacmay