Posted by admin on July 21 2010 09:22:26
21 July 2010 (MNA) - Wasaarada arimaha dibada ee dalka Yemen ayaa sheegtay in bishaan oo kaliya gudaha wadanka Yemen ay galeen inka badan 500 oo ruux islamarkaana Soomaali ah kuwaasi oo tahriib ku galay maalmihii la soo dhaafay gudaha dalkaasi.
War qoraal ah oo ay soo saartay Wasaaray Wasaarada arimaha dibada ee dalka Yemen ayaa lagu sheegay in bishaan July oo kaliya gudaha dalkaasi ay galeen Soomaali tahriibayaal ah oo tiri ahaan gaareysa 587 ruux kuwaasi oo 15 ka mid ah ay yihiin Haween wata caruurtooda.
Wasaarada arimaha dibada ee Yemen ayaa sidoo kale intaasi ku dartay in dadkaani ay ka soo kala degeen gobolada Shabwa, Xadramuud iyo Tacis halkaasi oo ay ku yaalaan xerooyin Qaxooti ah oo ay horey ugu jireen Qaxooti Soomaali ah oo isaga cararay dagaalada ka jira Magaalada Muqdisho iyo qeybaha kale ee dalka.
Tahriibayaashaani ayaa dalka Yemen ku galay Doomo lagu farsameeyay Magaalooyinka ay ka dhaqaaqaan dadka tahriibayaasha ah ee kuyaal maamulka Puntland, waxaana markii xeebaha Yemen ay gaareen gacanta ku dhigey Ciidamada amaanka ee dalkaasi Yemen kuwaasi oo qaar ka mid ah tahriibayaashaasi u dhaqaajiyay xerooyinka Qaxootiga.
Tahriibayaashaani cusub ee galay gudaha dalkaasi Yemen ayaa ku soo aadaya xili ay shaqo joojin Sameeyeen qaar ka mid ah hay’adihii samafalka ee caawinayay dadka qaxootiga ee Yemen taasoo horseeday dhibaatooyin cusub oo la soo darsay qaxootiga Soomaalida ee horay halkaasi ugu sugnaa.
Dhawaan ayaa dowladda Wadanka Yemen waxaa ay
dalkeeda dib uga celisay in ka badan 60 ruux oo Tahriibayaal
Ethiopian ah kuwaasi oo lagu celiyay magaalooyinkii ay ka yimaadeen, waxaana ay doonayeen in dalka Yemen ay kaga sii gudbaan wadamada Sacuudiga iyo Imaaradka Carabta.
"Well, portefeuille cuir I am," repeated the old man doggedly. "You're goin' ter have some shoes, an' I'm goin' ter earn 'em. sac main pas cher See if I don't!" And he squared his shoulders, and straightened his bent back as if already he felt the weight of a welcome burden.vente de sac Spring came,
long Jeremiah vente sac began to be absent day
days and the smell of green things vente en ligne sac growing. after day from the farmhouse sac a main en cuir . Sq
10. eu wow gold You eu wow gold ticked him off once and your next phone bill cheap wow goldcheap wow gold was $20,000. 9. He's won the Publisher's Clearing world of warcraft goldworld of warcraft gold House sweepstakes three years running. 8. When asked wow gold uk for wow gold uk his phone number, he gives it in hex. 7. Seems wow gold eu strangely wow gold eu calm whenever the office LAN goes dow
MICROSOFT ff14 gilff14 gil Bids to Acquire Catholic Church VATICAN CITY ffxiv gil (AP) ffxiv gil -- In a joint press conference in St. Peter's ffxiv power levelingffxiv power leveling Square this morning, MICROSOFT Corp. and the Vatican ffxiv gil announced ffxiv gil that the Redmond software giant will ffxiv gil acquire ffxiv gil the Roman Catholic Church in exchange fo
long Jeremiah vente sac began to be absent day
days and the smell of green things vente en ligne sac growing. after day from the farmhouse sac a main en cuir . Sq