September 09 2010 07:59:16
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of music
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM
  • 8.00 am
  • 2.30 pm
  • 8.00 pm
Isbitaalka Borama
Dugsiga Geb
Kaalmo Agoon
Wariye Maaryaa



Random Media
Somali Links
Somalichannel.tv222
Allmuqdisho.com978
Aminarts.com795
Boramanews.com1137
Bulshoweyn.com1075
Calanka.com1757
Dayniile.com2851
Dhalinta.com1220
Hiiraan.com911
Lughaya.com1341
Mahiigaan.com803
Onkod.net913
Qarandoon.com1255
Somaliweyn.com1051
Wehelmedia.com3702
Xidigtasports.com365
Xoghaye.com980
Xogsheeg.com1262
Xogta.com1361
Xusuus.com1842
WELCOME TO MAARYAA.NET



Prof. Dalxa oo ku baaqay in la joojiyo dagaalada ka socda Muqdisho.
Posted by -> admin on July 21 2010 09:24:19


21 July 2010 (MNA) - Wasiirka dhaqan celinta iyo arimaha Bulshada Xukuumada KMG Soomaaliya ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya Magaalada Muqdisho in ay u turaan dadka shacab ah islamarkaana ay dagaalada joojiyaan.

Wasiirka dhaqan celinta iyo arimaha bulshada ee dowladda KMG Soomaaliya Pro. Max’ed Cumar Dalxa ayaa waxaa uu sheegay in wax laga xumaado ay tahay in maalinba maalinta ka dambeysa la barakiciyo dadka maatida ah ee ku haray Magaalada Muqdisho.

Wasiirku waxaa uu eedda Barakicintaasi dusha uu kaga tuurey dhinacyada ku dagaalamaya Magaalada Muqdisho kuwaasi oo uu sheegay inay garaneyn nolosha dadka bini’aadamka.

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in loobaahanyahay in la gar gaaro dadka ka cararay Magaalada Muqdisho ee ku dhibaateysan duleedyada Magaalada kuwaasi oo tilmaamay in meelihii ay u barakaceen ay ku heysato dhibaato dhinaca nolasha ah.

Wasiirka dhaqan celinta iyo arimaha bulshada Pro. Max’ed Cumar Dalxa ayaa dhanka kale codsaday in la joojiyo dagaalada ay ku dhamaanayaan dadka shacab ah islamarkaana loo naxo dadka rayidka ah, waxaan uu sidoo kale ku baaqay in la soo celiyo dadka duleedyada lagu sii barakicinayo.

Hadalka Wasiirkaani ayaa imaanaya xili saakay qeybo ka mid ah xaafadaha Waqooyi ee Magaalada Muqdisho ay barakac ka sameynayaan qoysas maalmihii la soo dhaafay ku go’doonsanaa dagaalo halkaasi ku dhexmaray Ciidamada dowladda KMG oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab.



3 Comments · 82 Reads · Print
Comments
#1 | angelaben on July 28 2010 04:06:31
<a href=http://www.dvdsuperdeal.com/dexter-seasons-1-4-dvd-boxset-1.html>Dexter DVD 1-4</a>
<a href=ttp://www.dvdsuperdeal.com/lost-seasons-1-6-dvd-boxset.html>Lost DVD 1-6</a>
<a href=http://www.dvdsuperdeal.com/greys-anatomy-seasons-1-6-dvd-boxset.html>Grey’s Anatomy DVD 1-6</a>
#2 | angelaben on July 28 2010 04:07:15
http://www.dvdsuperdeal.com/dexter-seasons-1-4-dvd-boxset-1.html
http://www.dvdsuperdeal.com/lost-seasons-1-6-dvd-boxset.html
http://www.dvdsuperdeal.com/greys-anatomy-seasons-1-6-dvd-boxset.html
#3 | wowgold on August 03 2010 08:47:54
The star trek credits star trek credits drunk was floundering down the alley carrying sto power leveling sto power leveling a box with holes on the side. He bumped sto credits sto credits into a friend who asked, "What do you sto credits have sto credits in there, pal?" "A mongoose." "What for?" star trek online star trek online credit credit "Well, you know how drunk I can get. ffxiv gil When ffxiv gil I get drunk I see snakes, and I'm sca
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Somali Channel


Wareysi Lamaanaha UK
Lamaanaha UK
Wariye Dhaawacmay