Hogaamiyaaasha Afrika oo ka hadlaya sidii xal loogu heli lahaa arrimaha Somalia.
Posted by admin on July 22 2010 09:56:48
22 Jul 2010 (MNA) - Dagaalada ka soconaya dalka Somalia ayaa xudun u ah shirka midowga Afrika ee Kampala iyadoo madaxda Afrikaanka ee shirkaas ka qeyb galaya ay diiradda ku saarayaan arrinta dalka Somalia.
Jean Mfasoni, oo ah xog-hayaha ururka midowga Afrika ayaa u sheegay warfidiyeenada in shirka midowga Afrika ee ka soconaya Kampala lagu doonayo in xal buuxa looga gaaro arrinta dalka Somalia iyadoo la doonayo in la xoojiyo xaaladda amaan ee dalka Somalia oo ay ku sugan yihiin kooxo mucaarad ah kuwaas oo dagaalo kula jira dowladda Somalia.
“Madaxda Afrika waxay ka wada hadli doonaan dhibaatooyinka ka jira Galbeedka Afrika, gobolka Daafuur ee dalka Sudan iyo xaaladda amaan ee dalka Somalia oo muddo dagaalo ay ka jireen ayuu yiri Jean Mfasoni,.
“wuxuu intaa raaciyay Mr Jean Mfasoni, sanadkaan shirka waxaa looga hadli doonaa oo kaliya nabadda iyo amaanka qaaradda Afrika oo Somalia diiradda lagu saari doonno.
Jean Mfasoni, ayaa sheegay in Shirkaan oo soconaya muddo
saddex maalmood ay ka qeyb galeen in ka badan 40 madax oo ka socota qaaradda Afrika waxaana la doonayaa in xal wanaagsan loo helo dhibaatada iyo dagaalada ka soconaya gudaha Somalia waana arrinta ugu wanaagsan ee madaxda Afrikaanka ay doonayaan in ay xaliyaan.
Dal kasta oo Afrikaan ah wuxuu ka wal walsan yahay xaaladda dalka Soomaliya hogaamiyayaasha Afrikana waxay diiradda saarayaan sidii ay ugu guulaysan lahaayeen in Somalia ay dhibaatada ka saaraan ayuu yiri Jean Mfasoni, oo ah xog-hayaha ururka midowga Afrika.
"We ghd straighteners didn't write we were comin'," ghd glätteisen apologized Jeremiah faintly, as he stumbled across the threshold and dropped ghd rettetang into the nearest chair. "We were goin' ter write from Keziah's, but we were so tired we hurried right up an' come home. 'Tis nice ter get here; ain't it, Hester?" he finished, ghd planchas settling ghd glattejern back in his chair."'Nice'!"ghd straightener cried Hester tremulously, tugging at her bonnet ghd hair straightener strings. Sq
Source: fast wow goldfast wow gold Sunday Daily Breeze Take heart, America. Three wow cheap goldwow cheap gold monkey wrenches have been thrown into Japan's cheap wow gold well-oiled cheap wow gold economic machine. It's only a mater of wow gold time before wow gold that powerful engine of productivity begins wow gold cheapwow gold cheap to sputter and fail. What could cause such a
The world of warcraft gold world of warcraft gold buy buy three bears had been having some trouble recently cheap gold wowcheap gold wow and had ended up in family court. Mama and Papa buy world of warcraft [url=http://www.goldofworldwarcraft.com/ ]buy world of warcraft gold[/url] gold bear were splitting up, and baby bear had to decide world of warcraft gold [url=http://www.goldofworldwarcraft.com/ ]world of warcraft gold[/url] who he was going to live with. So, the judge wanted buy wow gold to buy wow gold talk to baby bear to see what he thought abo