QM oo ka walaacsan gar gaar la’aanta ka jirta dalka Somalia.
Posted by admin on July 22 2010 09:57:46
22 Jul 2010 (MNA) - Hay’adda Bani’aadannimada u qaabilsan Qaramada midoobay ayaa sheegtay in ay ka wal walsantahay cuna la’aanta kasii daraysa ee dalka Somalia, iyadoo koofurta iyo bartamaha Somalia ay gacanta ku hayaan kooxaha Islaamiyiinta.
Isku xeraha arrimaha bani’aadanima Qaramada midoobay Mark Bowden ayaa u sheegay war fidiyeenada in barakacayaasha Somalida ee ka cararay goobaha dagaalada ka dhacaya ee gudaha Somalia ay u baahan yihiin in lala gaaro dawo iyo cuno si loo bad baadiyo dadkaas.
Mark Bowden ayaa sidoo kale sheegay in cuno yarida aysan ka jirin kaliya goobaha ay maamulaan ururada mucaaradka ee kasoo horjeeda dowladda Somalia laakin dalka oo dhan ay ka jirto dhibaato cunno la’aan.
Qaramada midoobay ayaa sheegtay in 40% dadka Somalida ay u baahan yihiin in lala gaaro gargaar cunno kuwaas oo tiradooda gaarayso 3.4 Milyan oo qof kuwaas oo ku sugan gudaha Somalia iyadoo ay dadkaas 1.4 milyan oo kamid ah ay ku nool yihiin geedaha hoostooda.
Horaanti sanadkaan Hay’adaha Qaramada midoobay ayaa dalbaday lacag dhan 596 miliyan si gar gaar cunno loola gaaro dadka Somalida ee ku dhibaataysan gudaha Somalia.
Sidoo kale dalalka Maraykanka, Canada, Ingiriiska iyo Australia ayaa yareeyay lacagihii ay ku bixin jireen gargaarka Somalia iyadoo qaramada midoobay ay bixisay 15.2 Milyan oo doolar sanadkaan iyadoo sanadkii lasoo dhaafay uu maraykanka bixiyay 86 Milyan oo gargaar halka sanadkii 2008 uu bixiyay 211 Milyan oo doolar iyadoo sanadkaan uu si aad ah u yareeyeen maraykanka iyo dalalka kale ee caawin jiray dhibanayaasha Soomaalida.
buy gucci shoes to," assured William, still frowning. "It's only that just at this time I'm a little short, and--" He stopped abruptly and thrust his hands into his pockets. cheap gucci shoes "Hm-m," he vouchsafed after a minute. "Well, cheap kamas I'll tell you what--I dofus kamas haven't got any now, but in a day or two I'll take you over to the village kamas and see what Skinner's got that will fit you. Sq
MM Artsy Excellent and save <a href="http://www.guccihandbagsale.org/">Gucci bags</a>Prada Shoesconsidered as every<br/>
Prada Shoes is free of <a href="http://www.louisvuittonlvbags.com/">louis vuitton</a> Louis Vuitton Handbags are <br/>
Choo lives in London. jimmy choo He is currently involved in a project to set up a shoemaking institute in Malaysia, where his iconic status is often evoked to inspire budding shoemakers and fashion designers. His company Jimmy Choo Ltd. produces some of the most expensive high-end shoes.Our designer replica handbags can wear well with any accessory on purpose.jimmy choo shoes Meticulous pieces on the replica handbags absolutely shock your eyes.Jimmy Choo Keenan Patent Leather Sandals Black patent leather strappy sandals. Peep toe silhouette. Ankle closure with told toned side buckle. Leather upper, in-sole and sole.
cheap kamas I'll tell you what--I dofus kamas haven't got any now, but in a day or two I'll take you over to the village kamas and see what Skinner's got that will fit you. Sq