September 11 2010 03:43:19
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of music
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM
  • 8.00 am
  • 2.30 pm
  • 8.00 pm
Isbitaalka Borama
Dugsiga Geb
Kaalmo Agoon
Wariye Maaryaa



Random Media
Somali Links
Somalichannel.tv236
Allmuqdisho.com996
Aminarts.com813
Boramanews.com1152
Bulshoweyn.com1090
Calanka.com1784
Dayniile.com2883
Dhalinta.com1235
Hiiraan.com922
Lughaya.com1364
Mahiigaan.com811
Onkod.net921
Qarandoon.com1261
Somaliweyn.com1058
Wehelmedia.com3714
Xidigtasports.com373
Xoghaye.com987
Xogsheeg.com1273
Xogta.com1367
Xusuus.com1855
WELCOME TO MAARYAA.NET



Muqdisho: Ciidamada Al-Shabaab oo rayid ku Rasaaseeyay Bakaaraha.
Posted by -> admin on July 25 2010 09:19:43


25 Jul 2010 (MNA) - Dad rayid ah ayaa ku dhaawacmay rasaas ciidamada Xarakada mujaahidiinta Al Shabaab Saakay ay ku fureen gaadiid BL- ah oo marayay agagaarka isgoyska Bakaaraha ee magaalada Muqdisho halkaasi oo ay ciidamadaasi fariisin ku leeyihiin.

Haweenay ka mid ah dadkii la kulantay dhacdadaasi ay ku dhaawacmeen dadkaani rayidka ah ayaa Saxaafada saakay u sheegtay inay rasaastaasi ku dhaawacmeen ilaa labo ruux oo socoto ahaa kuwaasi oo ay haleeleen rasaas ay fureen Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee kusugan Isgoyska Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho.

“Labo qof ayaa dhaawcantay labadii qof gaari ayaa la saaray, waxaana ay ku dhaawacmeen rasaas ay fureen Al Shabaab, runtii ma garaneyno sababta ay rasaasta u fureen laakiin inta u dhaxeysa Dabka iyo Bakaaraha xili walba waa ay ka dhacdaa rasaas taas la mid ah” ayay tiri haweeneydaasi oo diiday magaceeda sababao la xariira amaanka.

Labada ruux ee dhaawacantay ayaa waxaa loo qaaday isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho waxaan mid ka mid ah la sheegayin rasaastu ay ka haleeshay qeybta hoose ee jirkiisa.

Xiligii rasaastaasi ay ka dhaceysay ayaa waxaa cakirmay isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha ee wadad isku xirta isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho halkaasi oo bilihii ugu dambeeyay ay isku horfadhiyaan Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab iyo kuwa Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca.

Xaaladda ayaa haatan waxaa ay tahay mid degan waxaana si caadi ah u shaqeynaya isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha iyo inta badan ganacsigii Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho.

Madfac ayaa la sheegay in uu si xun u jarjaray dadka uu ku dilay Xaafada Towfiiq, waxaana la sheegay dadka deegaanka Towfiiq ay Saxaafada u xaqiijiyeen in madfacaani uu ka yimid dhanka ciidamada Midowga Afrika ee haatan ku sugan Magaalada Muqdisho.

Dadka deegaanka Towfiiq ayaa saakay wada dadaalo ay ku aasayaan meydadka qoyska ay masiibadaani ku dhacday, waxaana tani ay cadeyn u tahay in wali magaalada Muqdisho ay ka sii socoto leynta dadka shacabka ah iyadoo ehalada dadka dhintay haatan aysan heysan cid u dooda dhibaatada loo geystay.



5 Comments · 159 Reads · Print
Comments
#1 | enter on July 27 2010 02:38:55
<a href="http://www.as.com">adfa</a>
adf
sadf
#2 | enter on July 27 2010 02:39:14
They buy mbt shoes online have identified three so far. The buy mbt shoes most compelling involves
buy timberland boots Youth is not a time of life;red lips and supple knees;
it is a matter of the will, a cheap timberland boots quality of the imagination, a vigor of the emotions; it is the freshness of timberland boots the deep springs of life. Sq
#3 | hyzyhy on August 03 2010 10:14:56
#4 | wowgold on August 10 2010 03:57:49
To buy sto credits buy sto credits the Batmobile! Let's go! Atomic batteries sto power sto power leveling leveling to power! Turbines to speed! sto credit sto credit Roger, ready to move out! (Theme star trek credits star trek credits music from Batman; reduce to background.) sto credits sto credits As you can see, I'm off making sto credits sto credits Montreal a safer place' to live. star trek online star trek online credit credit So if you'll leave a message after
#5 | xiaobao on September 03 2010 02:57:38
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Somali Channel


Wareysi Lamaanaha UK
Lamaanaha UK
Wariye Dhaawacmay