Afhayeenka Ahlusuna oo sheegay inay Al-Shabaab ku fashilmeen Galgaduud.
Posted by admin on July 25 2010 09:20:37
25 Jul 2010 (MNA) - Afhayeenka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca Sheekh C/laahi Sheekh C/raxmaan Al Qaadi ayaa sheegay in uu kala jabay Maamulkii Xarakada Mujaahdiinta Al Shabaab ee gobolka Galgaduud.
Sheekh C/laahi Sheekh C/raxmaan Abuu Yuusuf Al Qaadi oo ah Afhayeenka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ayuu sheegay in ciidamadoodu ay wadaan dhaq dhaqaaqyo ay ku doonayaan inay ku qabsadaan guud ahaan gobolka Galgaduud maadaama sida uu sheegay Ciidamadii Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee ku sugnaa gobolkaasi ay kala jabeen islamarkaana uu khilaaf soo kala dhexgalay hogaamiyaashooda kadib markii ay bateen Ciidamada ka goosanaya AL Shabaab.
“Sida aad ogsoontihiin cadowgii taayeeradii ayaa ka banjaray maleeshiyaadkoodiina waa ay kala tageen, waxaana haatan ay dantu ka saari weysay markii ay bateen goosadkoodii inay laayaan ciidamada ka goosanaya oo ay ku dileen in badan oo ka mid ah Ceeldheer iyo Ceelbuur” ayuu yiri Abuu Yuusuf Al qaadi.
Khilaafkaan uu sheegay Afhayeenka Ahlu Sunna in uu soo kala dhexgalay Maamulka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee gobolka Galgaduud ayaan jirin ilo madaxbanaan oo xaqiijinaya iyadoo dhinaca kalana uusan jrin wax war ah oo ka soo baxay Al Shabaabka Galgaduud.
Sidoo kale Afhayeenka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca waxaa uu been abuur ku tilmaamay warar maalmahaan soo baxayay oo sheegayay in ciidamada Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ee fariisinka ku leh inta u dhaxeysa isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha ay lacago halkaasi kaga qaadaan gaadiidka BL-ka ee wadadaasi isticmaala, isagoo intaasi ku daray in gaadiidka lacago laga qaado hase ahaatee aysan aheeyn ciidamada lacgta qaada ciidamo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya.
jailed clients cheered his move.buy gucci shoes prosecutors, however, there was an awkward pause.cheap gucci shoes But nine months later, no budgets havecheap kamas been busted or prosecutors ousted. Only the dofus kamas rare case merits review. Pfingst's team considers convictions before 1993, when the city started routine kamas DNA testing. Sq
(Loud buy wow gold cheapbuy wow gold cheap music, John shouting HI, THIS IS JOHN, LET buy gold wow ME buy gold wow TURN DOWN THE MUSIC. (Loud footsteps, music turned wow gold down, wow gold a door slams.) Hi, this is the answering buy wow goldbuy wow gold machine at John's home, he just rushed out the wow gold for salewow gold for sale door, so please leave a message at the beep...
adf
sadf