| Users Online | Guests Online: 3
No Members Online
Registered Members: 28
Unactivated Members: 6
Newest Member: Maaryaa3
|
|
|
| Madaxweyne Shariif oo lagu wado in uu hadalo ka soo jeediyo shirka Midowga Afrika. |
| "Waxaan rajeynayaa in shirka Midowga Africa ay kasoo baxaan go'aamo lagu taageerayo dowladda, si Soomaaliya looga dhaliyo nabad iyo kala dambeyn" |
|
| Cutubyo katirsan ciidanka Itoobiya oo soo garay xalay tuulada Ceelgaal oo 15-KM u jirta Magaalada Baledweye ee G/Hiiran. |
| Cutubyo katirsan ciidanka Itoobiya ayaa soo garay xalay tuulada Ceelgaal oo qiyaastii 15-KM u jirta magaalada Baledweye ee xarunta gobolkka Hiiraan. |
|
| Dagaallo qaraar oo laysu adeegsaday hubka culculus oo duqeymana la socoto oo ka dhacay deegaanada Kaaraan iyo shibis ee Muqdisho. |
| Dagaalllo qaraar oo ay barbar socdaan madaafiic ayaa dib uga qarxay degmooyin katirsan M/Muqdisho halkaas oo maalmihii la soo dhaafay ay ku dagaalamayeen... |
|
| Qaar ka mid ah ganacsato ku dhaqan Magaalada Kismaayo oo maanta maamulka Islaamiga uu xir xiray. |
| Maamulka Islaamiga ah ee gacanta ku haya magaalada Kismaayo ayaa xabsiga dhigay qaar kamid ah ganacsatada magalada Kismayo kadib markii ay ka madax |
|
| Dowladda KMG soomaaliya oo sheegtay in gacanta Kusoo Dhigtay Dagaalyahano Ajaaniib ah. |
| Dowlada KMG Somalia ayaa sheegtay dagaalkii shalay ka dhacay waqooyiga Magaalada Muqdisho ee degmada Kaaraan ay guulo wax ku ool ah ka gaareen... |
|
| Madaxda IGAD oo ugu baaqay Jimciyada Qurumaha ka dhaxeeysa in ay eegis ku sameeyaan go`aankii ay dowladdu |
| Madaxda dalalka IGAD oo shir gooni ah shalay ku yeeshay dalka Libiya oo uu ka socdo shiwrweynaha dalalka Midowga Africa ayaa kulankooda kadib bayaan ay soo |
|
| BAYDHABO: Deegaano ka mid ah gobolka Bakool shacabkii deganaa oo guryahooda isaga qaxaya ka dib markii.. |
| Ayadoo qeybo badan oo gobolka Bakool ay soo buuxdhaafiyeen ciidamo ka tirsan dowlada KMG soomaaliya iyo maleshiyaad kale oo tababar loogu soo gabagabeyey |
|
| Xaaladda goobihii shalay iyo xalay dagaalada ka socdeen ee M/ Muqdisho oo saakay yara degan. |
| Waxaa saakay deganaasho yar laga dareemayaa degmooyinkii shalay iyo xalay dagaalada ay ka dhacayaan ee kala ah Karaan,Shibis iyo degmada Yaaqshiid ... |
|
| Sheekh Ibraahim Yuusuf oo ah Taliyaha Ciidamada Maxkamadaha Islaamiga M/Baladweyne oo isaga baxay maamulkaasi. |
| Taliyaha Ciidamada Maxkamadaha Islaamiga Magaalada Baladweyne Sheekh Ibraahim Yuusuf ayaa fiidkii hore ee xalay gaaray galbeedka magaladaasi ka dib |
|
| Dowladaha dariska la ah Soomaaliya oo ku baaqay in si deg deg ah ciidamo Afrikaan ah loogu soo daad gureeyo Soomaaliya |
| Dowladaha dariska la ah dalka Somalia ayaa ku baaqar in si degdeg ah ciidamo Afrikaan ah loogu soo daad gureeyo Somalia si ay u caawiyaan dowladda KMG.. |
|
|
 

Director General of Maaryaa News Agency

A Freelance Journalist in the United Kingdom

Shariif Sheekh Axmed Newly Elected President of Somalia
| Login |
Not a member yet? Click here to register.
Forgotten your password? Request a new one here.
|
|
|